Tags » Afhayeen

Maxaa Lagaga Wada Hadlay Shirkii Golaha Wasiiradda Ee Shalay?

“Madaxweynuhu isagaa ka masuul ah haddii Qabyaaladu kobocday, sababtoo ah….”

Hargeysa, Somaliland, November 7, 2014,(Saxafi) – Shirkii Golaha Wasiiradda Somaliland ee shalay ayaa la sheegay in waxyaabaha lagaga wada hadlay ay ugu muhiimsanaayeen, Qorshayaal kala duwan oo ay kala wateen wasiiro kala duwan oo mid kastaaba taageero u raadinayay qorshihiisa u gaarka ah.

315 more words
Wararkii U Dambeeyay

Wasiiradda Xukuumadda Somaliland Oo Isu Rogay Afhayeenada Xisbiga KULMIYE

“Wax qabadka Kulmiye, ayaanu ku cel-celinaynaa kuwa aan arkayn ayaanu sankooda ku xoqoynaa…”

Hargeysa, Somaliland, November 2, 2014 (Saxafi)-Wasiiradda xukuumadda oo ku hadlayey guddida fulinta ee ee xisbiga KULMIYE, ayaa xuukumadda ka difaacay eeddo xisbiyadda mucaaradku baryahan dambe usoo jeediyeen.

444 more words
Wararkii U Dambeeyay