Lost your password?

Blogs about: Bielbienne

Featured Blog

[photos] Staircase to...

1websurfer wrote 1 month ago: Where does this staircase, located at Palace of Congresses in Biel, Switzerland lead to? Source … more →

Tags: Oddities, photos, Architecture, Biel, Buildings, society and culture, Stairs, switzerland, Unique

Ciidama ka tirsan Copyga ayaa Galabta qarax miino lagula helay agagaarka Ex Kontrol Balcad iyadoo qasaarana loo geystay

Buqaqable.com wrote 1 year ago: Ciidamo ka tirsan kuwa Copyga ee dhawaan lagu soo tababaray  Itoobiya ayaa galabta mar ay ka soo bax … more →

Tags: Somalia, Buqaqable Technorati Profile, Buqaqable.com

Sh Xasan Daahir hadii uu rabo in laga saaro liiska argagixisada waa inuu ka qeyb qaataa wadahalada soomaalida u dhexeeya , Jandeyi Frezer ::

Buqaqable.com wrote 1 year ago: Jendayi Frazer Dhageyso                                                                              … more →

Tags: Somalia, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, 1356, Technorati Profile, Buqaqable Technorati Profile, News, Wararka Somalia

Xilmadhibaanada ´Soomaaliyeed ayaa maanta ka dooday Halka la geynayo Ciidamada Copyga ee dhowaan laga keenay Ethiopia waxayna isku raaceen inaan Xamar la Geyn karin ::.

Buqaqable.com wrote 1 year ago: Istunkii Baarlamaanka Gudiga Amaanka Golaha Baarlamaanka Mbghati  oo Mooshin ka keenay ciidamo Copy … more →

Tags: Somalia, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, 1356, Technorati Profile, Buqaqable Technorati Profile, News, Wararka Somalia

War Saxaafadeed ka soo baxay Isbaheysiga Dib u Xoreynta oo uu maalmahaan Shir uga socday Magaalada Djibuti

Buqaqable.com wrote 1 year ago: Isbaheysiga Xornimo Doonka Baaq kasoo baxay madaxda Golaha Dhexe ee Isbahaysiga oo ku sugan Jabuuti … more →

Tags: Somalia, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, 1356, Technorati Profile, Buqaqable Technorati Profile, News, Wararka Somalia

war degdeg ah dagaal xoogan iyo duqeyn ka bilaabatay Magaalada B/weyne Xoogagag Xornimo doonka iyo Gumeysiga :::::

Buqaqable.com wrote 1 year ago: B/weyn War degdeg ah dagaal xoogan iyo madaafiicda BM ka oo ka socda hada magaalada B/weyne ciidamad … more →

Tags: Somalia, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, 1356, Technorati Profile, Buqaqable Technorati Profile, News, Wararka Somalia

odayaal dhaqameedka boos ma uga banaanyahay la xaajoodka ama la hadalka ciidamada Gumeysiga ??????

Buqaqable.com wrote 1 year ago: B/weyne Xooggaga dib u xoreynta ayay u cadaatay qiyaanadii waxa loogu yeero odi  dhaqameedka kadib m … more →

Tags: Somalia, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, 1356, Technorati Profile, Buqaqable Technorati Profile, News, Wararka Somalia

shirkii UNka uu ka yeeshay somalia ee ay ka soo qeyb galeen Mbghati iyo ururka dib u xoreynta halkan ka fiirso sawirka dushiisa riix:.

Buqaqable.com wrote 1 year ago:                          Ahmedou Ould-Abdallah addressing a Security Council meeting 23 July 2008 – … more →

Tags: Somalia, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, 1356, Technorati Profile, Buqaqable Technorati Profile, News, Wararka Somalia

10 Qofood oo rayid ah ayaa ku geeriyooday xaafadaha Galbeedka B/weyne kadib markii ay ciidamada gumeysiga soo galeen magaalada dagaalna lagala hortagay ::

Buqaqable.com wrote 1 year ago: B/weyne Dagaal xoogan oo ilaa iyo hada  ka socdo magaalada Beledweyne ka dib markii ay Ciidamada Gum … more →

Tags: Somalia, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, 1356, Technorati Profile, Buqaqable Technorati Profile, News, Wararka Somalia

Libya iyo Switzerland oo uu qilaaf xoog leh soo kala dhex galay kadib markii Geneva lagu xiray wiil uu dhalay Qadafi oo la yiraahdo Hanibal Qadafi oo lagu eedeeyay inuu ku xadgudbay laba nin oo marocan iyo tunis ah oo shaqaalo ka ah hotel uu daganaa oo uu gan u qaaday :::

Buqaqable.com wrote 1 year ago: Mucamar Al Qadafi   Libya has been taking “worrying retaliatory measures” since last wee … more →

Tags: Somalia, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, 1356, Technorati Profile, Buqaqable Technorati Profile, News, Wararka Somalia

War degdeg ah Dagaal Xoogan oo Caawa ka qarxay goobihii ay Ciidamada Copyga iyo kuwa Tigreega soo dageen ee koonfurta muqdisho :::

Buqaqable.com wrote 1 year ago: Qaraxyo  Dagaal aad u xoogan ayaa caawa waxa uu ka soconayaa saldhigyada ay ka dagan yihiin ciidamad … more →

Tags: Somalia, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, 1356, Technorati Profile, Buqaqable Technorati Profile, News, Wararka Somalia

Ciidamadii Copyga Ee Godey Laga Keenay oo Maanta Soo Gaaray Magaalada Afgooye iyadoo maanta afgooye looga dilay labo ka mid ah :::

Buqaqable.com wrote 1 year ago: Waa ciidamdii Ethiopia Lagu Soo Tababaray Ciidamadii dhawaan lagu soo tababaray Itoobiya oo ay wehli … more →

Tags: Somalia, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, 1356, Technorati Profile, Buqaqable Technorati Profile, News, Wararka Somalia

Abaaro iyo Biyo la,aan laga soo sheegayo qeybo ka tirsan Gobalka hiiraan oo ay xoolo badan ugu dhamaadeen biyo iyo baad la,aan ::

Buqaqable.com wrote 1 year ago: Abaaraha Waxaa Sababa Xaalufinta dhirta Boqolaal qooys oo u badnaa xoolo dhaqato iyo Beeraleey  ku n … more →

Tags: Somalia, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, 1356, Technorati Profile, Buqaqable Technorati Profile, News, Wararka Somalia

Shirkii Gollaha Dhexe Ee Isbaheysiga Dib U Xoreynta Soomaaliyeed OO Maanta Ka Furmay DJibuti iyo Xubo Ka Yimid Asmara oo Ka Soo Qeyb galay

Buqaqable.com wrote 1 year ago: Hoggaanka Gollaha Sare Shirkii Golaha Dhexe ee Isbaheysiga Dib u Xoreynta Soomaaliyeed ayaa Maanta S … more →

Tags: Somalia, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, 1356, Technorati Profile, Buqaqable Technorati Profile, News, Wararka Somalia

Shirkii Sanca oo xalay la soo gabagabeeyay iyadoo aanay wali lala hadlin saxaafada waxii ka soo baxay hadana warar hoose ay sheegayaan in uu guul ku dhamaaday

Buqaqable.com wrote 1 year ago: Isbaheysiga Dib U Xoreynta  Laba asbuuc oo wada hadal ah kadib ayay xalay labadii garab ee Asmara iy … more →

Tags: Somalia, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, 1356, Technorati Profile, Buqaqable Technorati Profile, News, Wararka Somalia

Faahfaahinta dagaalkii Baahsanaa Ee Maanta Ka Dhacay Muqdisho iyo qasaarooinkiisi

Buqaqable.com wrote 1 year ago: Ciidamo Ethiopian Ah oo Xamar Lagu Laayay  Dagaal xooggan oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa ka … more →

Tags: Somalia, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, 1356, Technorati Profile, Buqaqable Technorati Profile, News, Wararka Somalia

Xisballah OO Maanta Taariikh Cusub U Jeexay Carabta oo dhan kadib markii ay ka dhigtay Lubnan wadankii Carbeed ee ugu horeeyay taariikhda oo aanay israel ka haynin xataa hal maxbuus nolol ama geeri oo xataa ku dhowaad 200 oo haraaga dadkii ku dhintay dagaaladii isreal iyo xisballah oo isugujira Carab iyo lebanon ay la wareegtay :

Buqaqable.com wrote 1 year ago: Markii Koowaad Ee Xabsiga uu Ka soo Baxay 29 Sano Kadib Sameer Quntaar waxaa maanta soo gabagaboobay … more →

Tags: Somalia, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, Somali Links, 1356, Technorati Profile, Buqaqable Technorati Profile, News, Wararka Somalia

Sida ay qortay Jariirada Press TV Ee wadanka Iran dowlada iiraan ayaa u soo bandhigtay soomaalida inay dhexdhexaadiso waxayna ku eedaysay Quwadaha waaweyn Dhibka somalia ka jira ::

Buqaqable.com wrote 1 year ago: Manoshaher Mottaki Iyo Guulwade Dowlada iiraan  waxay u bandhigaysaa dhinacyada soomaalida inay diya … more →

Tags: Somalia, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, 1356, Technorati Profile, Buqaqable Technorati Profile, News, Wararka Somalia

Wararkii ugu Dambeeyay Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Aaga Bardaale oo ay Maxkamadaha iyo Al-Shabab ka Qeyb Galeen ayaa Ciidamadii Maanta Ka Dagaalamay Qeybta Shabaabka uu Ka Shahiiday Nin Dhalashadiisu Kenyan Tahay oo magaciisa lagu soo gaabiyay Muusa Alkiini iyo jabkii Xabashida loo geystay ::

Buqaqable.com wrote 1 year ago: Baabuur Xabasho  Warar dheeraad ah oo Inaga soo gaary Jiida Bardaale   ayaa sheegaya kadib dagaal qa … more →

Tags: Somalia, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, 1356, Technorati Profile, Buqaqable Technorati Profile, News, Wararka Somalia

Have your say. Start a blog.

See our free features →

Related Tags
All →

Follow this tag via RSS