Lost your password?

Blogs about: Buurfuule

Koobkii kubadda Cagta ee Ciidul Adxaa ee ay Shirkadda Kaah Express ku qabatay wadanka Koonfur Afrika.

jilyaale wrote 11 months ago: Waxaa Maalinti Isniinta aheyd oo ay taariiqdu ku beegneyt 8 December la qabtay koob Kubada Cagta ah … more →

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sheikh Aadan Madoobe oo Shaaca ka qaaday inuu Baarlamaanka kulmi doono.

jilyaale wrote 11 months ago: Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shaaca ka qaaday in to … more →

Xafiiska QM. oo shaaca ka qaaday in uu berri magaalada Nairobi ka furmi doono shir calami ah oo looga hadlayo burcad badeedda Soomaaliya.

jilyaale wrote 11 months ago: Xafiiska Qaramada Midoobay ee ku leeyahay ayaa shaaca ka qaaday in berri uu ka furmi doono Kulan lab … more →

Ciidamada gumeysiga Ethiopia oo dib ugu soo laabtay fariisinkii hore ay uga guureen ee gudaha degmada Yaaqshiid.

jilyaale wrote 11 months ago: Shacabka Soomaaliyeed iyadoo ay hadal hayeen ka bixitaanka ciidamada gumeysiga Ethiopia ee dalka Soo … more →

Ciidamada gumeysiga Ethiopia oo dhaq dhaqaaqyo military ka bilaabay deegaanka Kalabeyr ee waqooyiga magaalada Baladweyne.

jilyaale wrote 11 months ago: Cutubyo ka tirsan ciidamada gumeysiga Ethiopia ayaa Maanta soo gaaray qeybo ka tirsan gobolka Hiiraa … more →

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay Bayaankii ay dhawaan soo saareen Culimada Musaalaxada iyo Sixida???.

jilyaale wrote 11 months ago: Gudoomiyaha Isbahaysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Garabka Djibouti Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo xa … more →

Xoogaga Muqaawamada oo Saakay la wareegay gacan ku haynta Magaalada Balad-Xaawo ee G/Gedo.

jilyaale wrote 11 months ago: War subaxnimadii hore naga soo gaaray Magaalada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo oo Xad lala leh dalka Ke … more →

Sheikh Xasan Daahir Aweys oo sheegay in Ethiopia ay qorshaynayso, sidii ay Bulshada Soomaaliyeed u kala qeybin lahayd.

jilyaale wrote 11 months ago: Gudoomiyaha Isbahaysiga Dib u xoreynta Garabka Asmara, Sheikh Xasan Daahir Aweys ayaa shaaca ka qaad … more →

Sidee Looga Ciiday Dalka koonfur Afrika?‏

jilyaale wrote 11 months ago: Boqolaal qof oo Soomaaliyeed ayaa Maanta isugu soo baxay Hoolalka waa wayn ee ku yaala magalooyinka … more →

Munaasabadda Maalinta Ciidul Adxa oo si weyn looga Ciiday Magaalada Zürich iyo wadanka Switzerland oo idil.

jilyaale wrote 11 months ago: Munaasabadda Ciidul Adxa, ayaa maanta waxaa si isku mid loogu wada Ciiday dhammaan wadamada Caalamka … more →

Gobollada iyo Degmooyinka dalka Soomaaliya oo Maanta si isku mid ah looga Tukaday Ciida Barakeysan ee Ciidul Adxa.

jilyaale wrote 11 months ago: Maanta oo Isniin ah, Bisha Dul-xijah ay tahay 10,1429, kuna beegan 08, December 2008 waxay Ummadda I … more →

Sheikh Shariif is ilaali hoosna iska fiiri.

jilyaale wrote 11 months ago: … more →

Malaga yaabaa in ay daacad u noqdaan dalka iyo dadka Wasiiradan cusub.

jilyaale wrote 11 months ago: … more →

Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta Caamir Muusa oo Shuruud ku xiray Ciidamo loo soo diro dalka Soomaaliya.

jilyaale wrote 1 year ago: Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta Caamir Muusa ayaa Maanta caasimadda dalka Masar ee Qaahira oo s … more →

Dowladda Ethiopia oo dhex dhexaadineysa Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’isal wasaare Nuur Cade.

jilyaale wrote 1 year ago: Dowladda Ethiopia ayaa soo faragelisay Khilaafkii mudada soo jiray ee u dhaxeeyay Madaxweyne C/llaah … more →

Ra’isal wasaare Nuur Cadde oo lagu wado in uu Baarlamaanka horgeeyo wasiiradii uu dhowaan magacaabay.

jilyaale wrote 1 year ago: Xilli mudanayaasha Baarlamaanka KMG ah wali ay horyaalaan Mooshin la xiriira arrimaha Bartoolka ayaa … more →

Ciidamada AMISOM oo qarax xoogan lagula beegsaday deegaanka KM-4 ee magaalada Muqdisho.

jilyaale wrote 1 year ago: Qarax xooogan ayaa Maanta lagula beegsaday cutubyo ka tirsan ciidamada Uganda oo qeyb ka ah howl gal … more →

Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo fariin qoraal ah u diray dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya.

jilyaale wrote 1 year ago: Ra’iisul Wasaaraha Dowladda KMG Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa la sheegay inuu difaa … more →

Ciidamada Mujaahidiinta MMIS oo ku qab-abtay magaalada Mahadaay 10 qof oo ljibisay Bandowgii lagu soo rogay magaaladaas

jilyaale wrote 1 year ago: Ciidamada Mujaahidiinta MMIS ayaa la sheegay in xalay Magaalada Mahadaay ee Gobolka Shabeelada Dhexe … more →


Have your say. Start a blog.

See our free features →

Related Tags
All →

Follow this tag via RSS