Tags » Madaxweynaha

Maxaa Lagaga Wada Hadlay Shirkii Golaha Wasiiradda Ee Shalay?

“Madaxweynuhu isagaa ka masuul ah haddii Qabyaaladu kobocday, sababtoo ah….”

Hargeysa, Somaliland, November 7, 2014,(Saxafi) – Shirkii Golaha Wasiiradda Somaliland ee shalay ayaa la sheegay in waxyaabaha lagaga wada hadlay ay ugu muhiimsanaayeen, Qorshayaal kala duwan oo ay kala wateen wasiiro kala duwan oo mid kastaaba taageero u raadinayay qorshihiisa u gaarka ah.

315 more words
Wararkii U Dambeeyay

Xukuumadda Somaliland Oo Faransiiska Ka Codsatay Inay Ka Qayb Qaataan Wada-hadalka Somaliland Iyo Somalia

Hargeysa, Somaliland, November 7, 2014 (Saxafi) – Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabiley Wefti uu hogaaminaayey Safiirka Faransiiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Remi Marechaux oo fadhigiisu yahay Nairobi. 268 more words

Wararkii U Dambeeyay