Tags » Somaliland

Volunteer English Teaching in Somaliland

An Anabaptist mission agency is looking for volunteers to teach English in Somaliland. Terms of service are usually 2 years, and living conditions are very basic. 25 more words

English

Publication: Statebuilding in the Somali Horn

[#Somalia #Somaliland #HOA] It is incorrect to view #Somali society as naturally inclined to #Anarchy or chaos 207 more words

General

News


Hawlgaladan ayaa ah kuwo lagu baqoolinayo dadka shacabka ah ee u badheedha halista tahnriibka iyo waxyeelada saxaaraha iyo badwaynta .ciidanka,xeebta Galbeed ee Somaliland , ayaa mudo ka hor hawlgalo sidan oo kale ah ku soo qabqabtay qaar ka mid ah dadka u fududeeya tahriibiyayaasha safaradooda ee ku shaqaysta dadka usocdaalaya wadamada carabta gaar ahaan Yaman .Waxa kaloona ay wararku intaasi ku darayaan in ciidanku ay maanta gacnta ku soo dhigeen koox Tahriibiyayaal ah kuwaasi oo ay wadeen nin u dhashay wadanka Yaman iyo Halqof oo Reer Somaliland ah, kuwaasi oo haatan ku xidhan Mgaalada Saylac ee Gobolka SalalDhinaca kalena , maxaabiis kale oo tahriibayaal ah ayaa iyagana lagu qabqabtay Goob u dhaw xerada Ciidanka Qaranka ee Deegaanka Bariisle oo ku dhaw magaalo xuduudeedka Lawyo-Cado tirada maxaabiista ayqabteen ciidanka qaranku ayaa lagu sheegay inay ku wajahnaayeen dhanka xeeliga bada oo ay rabeen in laga qaado isla mar ahaantaasina u gudbaan Wadanka Yaman . 497 more words

Awdal

Insecurity, Political issues continue to haunt exploration in Puntland, Somalia

Follow @oilnewskenya

Insecurity continues to paralyze oil and exploration in Puntland with many companies holding back activities until a solution is sought.

Just recently Horn Petroleum which holds licenses Puntland’s Dharoor and Nugaal blocks recently told its shareholders it had halted the planned… 278 more words

Top News

Recent examples of politicisation

1. Armenia vs. Azerbaijan

On 3rd November, Edward Nalbandyan, the Foreign Minister of Armenia, stated the following at a joint press conference with British Minister for Europe, David Lidington, held at the Ministry of Foreign Affairs of Armenia: 805 more words

Maxaa Lagaga Wada Hadlay Shirkii Golaha Wasiiradda Ee Shalay?

“Madaxweynuhu isagaa ka masuul ah haddii Qabyaaladu kobocday, sababtoo ah….”

Hargeysa, Somaliland, November 7, 2014,(Saxafi) – Shirkii Golaha Wasiiradda Somaliland ee shalay ayaa la sheegay in waxyaabaha lagaga wada hadlay ay ugu muhiimsanaayeen, Qorshayaal kala duwan oo ay kala wateen wasiiro kala duwan oo mid kastaaba taageero u raadinayay qorshihiisa u gaarka ah.

315 more words
Wararkii U Dambeeyay

Xukuumadda Somaliland Oo Faransiiska Ka Codsatay Inay Ka Qayb Qaataan Wada-hadalka Somaliland Iyo Somalia

Hargeysa, Somaliland, November 7, 2014 (Saxafi) – Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabiley Wefti uu hogaaminaayey Safiirka Faransiiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Remi Marechaux oo fadhigiisu yahay Nairobi. 268 more words

Wararkii U Dambeeyay