Tags » Cadadkii 490

Maleeshiyaad Ka Dagaalama Buuraleyda Galgala Oo Ku Kala Jabay Midow Ay Kula Bahoobeen Al Shabaab Iyo Garab Uu Hogaaminayo Siciid Atam Oo Kismaanyo Tagay

“Inta Siciid Atam Raacday Waa Ciidan Gaadhsiisan Ilaa 100 Nin oo aan ku qanacsanayn iyaga qudhoodu ku biriista Al Shabaab,…Laakiin” Daahir Maxamed Cali, Taliyaha labaad Ciidamada ka dagaalama deegaanka Galgala…

610 more words
Wararkii U Dambeeyay

Xog U Qalanta Inaad Wax Ka Ogaato!

Dr: Sadiq Enow – Qaybtii labaad

Qormo cilmi ah oo la xidhiidha hawlaha Eebaha sareeya ee hufani u qaabeeyay Wadnaha laabteena ku jira ayaynu ku soo qaadanay qayb ka mid ah qormaddeenii hore doraad Wargeyska Saxafi. 205 more words

Somaliland

Hargeysa: Tartanka Xiisaha Leh Ee Mahrajaanka Shirkada KMC Oo Maalintii Sadexaad Galay

Hargeysa, Somaliland, March 1, 2012 (Saxafi) – Tartan aad u xiiso badan ayaa shalay ka dhacay Madasha uu ka socdo Mahrajaanka ay qabanayso KMC oo maalintii labaad shalay ka socday Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa. 235 more words

Wararkii U Dambeeyay

Liiska Guul Wadayaasha Xukuumada Siilaanyo

By:Cabdi casiis Bashiir Nuur

Dalka kasta oo Afrikaan ah waxaa caado u ah in ninka xilka hayaa iyo kuwa ku hareeraysan ay dhaliisha dadweynaha iska indho tiraan. 597 more words

Somaliland