Tags » Sawiro Jacayl

bogga murtida

Maahmaaho Xarafka A

1. Aadme la aragyaaba, dhib la arag.
2. Aan wada hadalno waa aan heshiino.
3. Aar qoyey dacawo la mood.
4. Abaal dad galaa badan, dad gudaase yar. 8,563 more words

Sawiro Jacayl

sheekooyin

Jawaabtii Cali-maax ee uu u diray Cawral Bare May 9, 2008 at 1:27 pm · Filed under Heeso, Sheekooyin, Somali, Suugaan

Cawralaay johorad baad ahayd, jamatay laabtaydu, 3,752 more words

Sawiro Jacayl

tartan dhex maray dugsiga hoose/dhexe ee surud iyo inamada white house stars-ka ee reer daalo

sida uu noo sheegayo wariyahayaga noo qaabilsan xaga wararka waxbarashada MR:faarax maxamed axmed tartan ayaa maanta lagu qabtay fagaaraha wayn ee iskuulka dallo tartankan oo dhex maray inamada white house stars-ka iyo ardayda iskuulka surud tartankan oo ku bilaabmay si xiiso leh oo labada kooxoodba rajaynayeen guul ayaa waxa guushu ku raacday ardayda iskuulka daalo oo ah iminka seera Ada iskuulada gobalka sanaag sida ay noo sheegayaan dadwayanaha iyaguna tartankan ka qayb galay ayaa noo sheegay in tartankani u dhacay si degen oo bilaa xamaasada tahniyad balaadhana u soo jeediyay ardayda dallo ityadoo isla markaana tarantankani uu ku dhamaaday 85dhibcood oo ay heshay DALLo iyo 59.5 ay heshay surud… 7 more words

owner of the site

 

                                                                                      

owner of this site liibaan mukhtaar rabadaan

Heeso

wellcome love pictures


wellcome to this site by pr:liibaan mukhtaar rabadaan you can contect this chair man by email:rabadaan1@hotmail.com or rabadaan_1@yahoo.com or rabadaan2@dada.net any one you like be enjoy baby…

10 more words

Sawiro Jacayl